Dowlada Somalia oo ka hadashay walaaca laga qabo cudurka Ebola ee ka dilaacay Ugandha

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola ee laga helay dalka Ugandha. Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Drs. Fowsiya Abiikar Nuur oo War-saxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan ka jirin xilligaan walaac ku aaddan inuu ka dilaaco cudurka Ebola oo kiis ka mid ah laga helay … Continue reading Dowlada Somalia oo ka hadashay walaaca laga qabo cudurka Ebola ee ka dilaacay Ugandha